Xoogaga Ahlusunna oo galay Dhuusamareeb iyo rasaas goos goos ah oo la maqlayo

Xiisad colaadeed ayay saaka ku waabariisatey Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ka dib markii qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada ay soo galeen xalay dagaalyahano ka tirsan kooxda Ahlusunna ee fariisinka ku lahaa degaanka Bohol. Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug oo ilaa shalay heegan ku jiray ilaalo xoogan ka haya xarumaha muhiimka ah iyagoo … Continue reading Xoogaga Ahlusunna oo galay Dhuusamareeb iyo rasaas goos goos ah oo la maqlayo